Xog cusub oo laga helay Shirkii maanta u furmay Farmaajo & shanta dowlad goboleed

Xog dhinacyo kala duwan leh oo aan ka helay shirkii maanta ayaa sheegaya in la isku mari waayay, iyada oo sida ay ii sheegèen ilo wareedyo dhanka maamul goboleedyada qaarkood  uu Madaxwayne Farmaajo diiday in  laga hadlo wax ka baxdan shirkii 17-kii September, 2020  iyo 16-kii February, 2021. Waxaa kale oo uu ka horyimid in … Continue reading Xog cusub oo laga helay Shirkii maanta u furmay Farmaajo & shanta dowlad goboleed